Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay waddada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Dagaalka maanta dib uga qarxay Laascaanood ayaa ka xoogan kuwii horay uga dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo galay maalintii 16-aad oo xiriir ah, wuxuuna...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal & duqeymo ka socda Laas-Caanood

0
Maalintii 15aad  waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka soconaya duqeymo iyo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada deegaanka iyo kuwa Somaliland. Dagaalka ayaa...

Mas’uuliyiinta Baardheere iyo Saraakiil Ciidan oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Dhame Maxamed Aweys

0
Ka dib markii subaxnimadii hore ee Shaley Qarax Miino lagu diley Dhame Maxamed Aweys oo ahaa Taliyahii Ururka 28aad ee Ciidamada DF ee ku...

QM oo shaacisay tirada dadka ka barakacay Colaada Laas-Caanood

0
In ka badan 60 kun oo qof oo Soomaali ah oo u badan haween iyo caruur ayaa ka cararay colaadda ka oogan gobolka Sool,...

Odayaasha Dhaqanka Garxajis oo dagaalka Laas-Caanood ku eedeeyay Xukuumadda Muuse Biixi

0
Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka  beelaha Garxajis ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay war ku saabsan dagaalka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, iyaga ku eedeeyay...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & dhiggiisa Kenya?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciyo muhiim ah

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukuno dil toogasho ahaa ku fulisay laba askari oo dad Shacab ahaa ku kala...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciyo muhiim ah

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ansixiyay sharciyo muhiim ah. Kulanka oo...

Baladxaawo.Taliye Maxamed Aweys oo saaka lagu diley Qarax Miino.

0
Waxaa saakay degmada Baladxawo ee Gobolka Gedo lugu dilay Dhame Maxamed Aweys oo ahaa Taliyahii Ururka 28aad ee Ciidamada DF ee Soomaaliya.ka dib Qarax...

XULASHADA