Galmudug oo Qaadka ka mamnuucday in la geeyo furimaha dagaalka

0
Wasaaradda amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka mamnuucday deegaannada ay howlgalalda ka dhanka ah Al-Shabaab ย ka socdaan in la geeyo Qaad/Jaad, sababo la...

Somaliland oo ciidamo soo dhoobtay koonfurta Laascaanood + Sababta

0
Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Somaliland ay ciidamo fara badan ay soo dhoobtay koonfurta magaalada Laascaanood. Ciidanka RRU...

Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay waxyaabaha maanka dooriya

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Puntlandย  ayaa goobjoog ka ahaa goob fagaaro ah oo lagu burburiyay...

Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo Muqdisho ka furmay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Axmed Haruse, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho, uga furay Shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahanyahay Soomaaliya...

Barakacayaal ku dhibaateysan Xerada Camp Daanyeerey ee Baardheere oo Codsadey in la gargaaro

0
Dhibaatooyin xaga nolosha ah ayey wajahayaan Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca ee Camp Daanyeeray ee ku taala Duleedka Koonfureed ee degmada Baardheere,Qoysaskan oo...

Duqeymo culus oo markale ka dhacay duleedka Magaalada Camaara

0
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay markale duqeymo diyaaradeed oo xoogan ay ka dhaceen duleedka magaalada Camaara ee gobolkaasi. Duqeynta ayaa lagu...

Madaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hadlay gubitaanka Nuqul kamid ah Kitaabka Qurโ€™aanka

0
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib ErdoฤŸan ayaa cambaareeyay nuqul kamid ah Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka ee lagu gubay dalka Sweden, xilliย  Kulan ay xubnaha Golaha...

DEG DEG:- Madaafiic kusoo dhacay Agagaarka Madaxtooyada

0
Waxaa goordhow qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho laga maqlay jugta tiro madaafiic ah oo kusoo dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay degan yihiin Madaxda...

Magaalada Muqdisho oo laga daahfurey Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmayo Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa...

XULASHADA