Ka Dhageyso Radio Markabley-Baardheere Tartan Aqooneedka Dugsiga Sare ee Sayid Warsame.

51

Kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo Dhawaada Barnamij kale oo Tartan Aqooneed ah oo shaley ka dhacay Dugsiga Sare ee Sayid Warsame ee degmada Baardheere,Saacaduna waa 2:30 Duhrnimo,Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaa waxaa Dhageysan doontaan 8:30 ka Fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Shaley oo khamiis ah 9-03.2023, ka dhacay Dugsiga Sare ee Sayid Warsame ee degmada Baardheere ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 3aad iyo 2aad ee Dugsiga Sare ee Sayid Warsame,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka 2aad oo helay 24 dhibcood,halka Fasalka 3aad uu helay22 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka 2aad.

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga. Radiomarkabley.

HALKAN KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA SARE EE SAYID WARSAME