Madaxweyne Xasan Sheekh ka hadlay Muhiimadda qabashada doorasho qof & Cod ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa si wadajir ah u qabtay war-saxaafadeed ay faahfaahiyay ...
KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TDODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA
Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doonaa, sida loo maareeyo Cayayaanka dalagyada Baabi,iya .loona beerto dalag caafimaad qaba oo saaxiib la ah deeganka,iyadoo...
Maamulka G/Banaadir oo sheegay inay tallaabo ka qaadayaan dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku hanjabay inay tallaabo mcad ka qaadi doonaan dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay iyo dhaqaatiirta aan qibrada laheyn ee ka...
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta dalka ka bilaabanaya
Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso ayaa lagu waddaa in uu maanta dalka ka billaawdo Muqdisho iyo Gobolada dalka marka laga reebo...
Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta at...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Booliska oo ka shiray Amniga Imtixaanka Sanadkan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan...
Ajendayasha looga hadlayo Shirka Meertada 32-aad ee Madaxda Carbeed oo la soo bandhigay
Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta (Arab League) ayaa waxay maanta oo Jimco ah Kulankoodii 32-aad ku leeyihiin magaalladda Jeddah ee Galbeedka...
Isimada Dhaqanka oo xal ka gaaray Shaqaaqadii ka dhacday Garoowe
Waxaa xal laga gaaray Shaqaaqadii habeeno ka hor Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku dhexmartay Ciidamo a wada tirsan Puntland, balse kala taageersan hoggaamiyaha...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Laas-Caanood
Dagaal xooganaa una dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Dagaalka...
Madaxweyne Erdogan oo ka hadlay qorshahiisa doorashada
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen...


















