(Wareysi) Sudaan Iftiin Muxumed Cali oo ka mid ah Odoyaasha Gobolka Gedo ayaa ka Hadley xaalada ka taagan Gobolka Gedo

11

Sudaan Iftiin Muxumed Cali oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gedo kuna sugan degmada Dolow ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxaa uu wax lagu laga xumaado  uu ku tilmaamay xaalada cakiran ee ka taagan Gobolka Gedo ee ku aadan khilaafka siyasadeed ee u dhaxeeya Jubaland iyo Maamulka Gobolka Gedo ee ay horey u soo magacawdey Xukuumadii hore ee Madaxweyne Farmaajo.

Waxuuna sheegay muhiim inay tahay labada dhinac in ay isla gaaraan heshiis nabadeed oo looga tashanayo khilaafka siyaasadeed iyo kala aragti duwanaan shaha u dhaxeysay ilaa 2019kii,taasoo sabab u ahayd Doorashadii Madaxtinimada ee ka dhacdey Magaalada Kismaayo.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN IFTIIN