Ka dhageyso Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee WORL BANK

12

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Isniinta iyo Jimcaha Barnaamijka World Bank ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

Barnaamijkan oo ah Taxane ilaa Afara Barnaamij ,kani ayaa kii ugu horeeyey ee World Bank ayaa ujeedadiisu ay sida loo horamin karo Mudnaanta Qaranka Soomaaliyeed ,taasoo ay tahay dadaalada ay wadaan hay,adaha la shaqeeya DF ee Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso Barnamijka 1aad ee WORLD BANK