KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

63

Barnaamijka Todobaadlaha  ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada  Maanta ayaan ku eegi doonaa,sida wanaagsa e loo goosto Dalagan xiigan uu muhiim u ah goosahsda Dalaga.

Barnaamijkan oo ah kii 39aad  ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 18/6/2023 Barnaamijkani oo ah kii 39aad ee Tiirarka Maareynta iyo ka hor taga Cayayaanka.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA