Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddi gaar ah u saaray dhibaatada ka taagan Laas-caanood
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda...
Sheekh Aadan Madoobe oo guddi u Magacaabay Xaalada ka taagan Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay guddiga farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.
Guddigan oo ka...
Barakac xoogan oo ka soconaya Magaalada laas-caanood ee Gobolka Sool
Wararka naga soo gaaraya Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta halkaasi uu ka socdo barakac xooggan oo ay sameeynayaan Bulshada...
Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhibaatada ka taagan laas-caanood
Iyada oo weli magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan dadka Shacabka ah...
Putin oo Casuumaad u fidiyey Madaxweyne dib loo doortay
Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko ayaa la sheegay inay Madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva u gudbisay...
DF oo shaacisay Goobaha la geyn doono Ciidamadii lagu soo tababaray Dalka Eritrea
Taliyaha ciidamada Dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi oo ka hadlayey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in...
Somaliland oo Amar ku bixisey in Internet-ka laga jaro Magaalada laas-caanood
Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Somaliland ayaa Maanta si xoog ah kula wareegay Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Telesom ku leedahay magaalada laas-Caanood, halkaas oo muddo todobaad...
Dad ku dhintay Qarax ka dhacay Caasimadda Dalka Afghanistan
Qaraxaasi waxa uu ka dhacay Albaabka weyn ee laga galo Garoonka Diyaaradaha Milliteriga dalka Afghanistan oo ku dhegan Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha (Kabul International...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaanka Masagawaay
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta howlgal kula wareegay degaanka Masagaway oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo sanado ah ay...
Askari lagu diley degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo
Wararka laga helayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in israsaseyn dhex martey Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Jubaland ee Ceelwaaq.
Hal Askari...


















