Dowladda Sacuudiga oo si Rasmi ah xayiraadii ugu qaaday Xoolaha Soomaaliya

0
Hay’adda Guud ee Cuntada iyo Daawooyinka we dalkaasi ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku aadan in Xayiraadii laga qaaday Hilibka Xoolaha Soomaaliya...

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Waasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Adan Bare Ducaalle. Wasiir Ducaale...

Ka dhageyso;Radio Markabley Bardheere Todobaad kasta Barnaamijka Wadaaga SOMA

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Xildhibaanada labada Gole oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2023

0
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa lagu meel-mariyay...

Banaanbax Maanta ka dhacay laas-Caanood iyo dad ku dhintay

0
Banaanbax ayaa Maanta markale waxaa uu ka dhacay Magaalaad laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool, kaas oo looga soo horjeedo dilalka loo geysto dadka waxgalka...

DFS oo kasoo horjeesatay shirkado qorsheynaya inay Shidaal ka baaraan Somaliland

0
Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la doonayo in Shidaalka...

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Wafdi uu hoggaamimayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhow soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee magaalada muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha...

Gudiga Horomarinta Baardheere oo ka warbixiyey halka ay mareyso Dhismaha Buundada Kurmaan(Wareysi)

0
Mudooyinkii ugu dambeeyey waxaa si habsami leh uga soconayey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo dhismaha Buundada Xaafada Kurmaan oo iminka loo gudbey wejigii labaad,bilaha...

Afhayeenka Xoolo dhaqatada Baardheere oo walaac xoogan ka muujiyey wadooyinka Qaar oo xiran(Wareysi)

0
Cabdulaahi Diiriye waal oo ah Afhayeenka Xoolo dhaqatada Degmada Baardheere ayaa sheegay in Xoolo dhaqatada degmada Baardheere ay qabaan dhibaatooyin xoogan oo la xariira...

lafatagreen oo lagu eedeeyay mucaaradka Maamulkiisa in uu dagaal uu kula jiro

0
Xildhibaan hore Xasan Black oo kamid ahaa Baarlamaankii hore ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay muddo kororsiga Madaxweyne laftagareen iyo Shaqaaqadii...

XULASHADA