Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud oo shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii

0
Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheikh Mxamuuud, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay xilkiisii uu hayay tan iyo laga soo billaabo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in bahda Waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka SoomaaliyaXamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla...

Somaliland: Faahfaahinta khasaare ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay Goda-yar

0
 4 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay dagaalkii maanta degmada Goda-yar ku dhexmaray ciidanka booliiska iyo jabhada buurta Gacan-libaax, sida...

Nin ganacsade ah oo la dhashay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed oo Muqdisho lagu dilay

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay maanta halkaas ku dileen nin ganacsade ahaa oo lagu...

Tirada Dadka ku dhintay qarixii Jalalaqsi oo kodhay iyo Maamulka oo faah faahiyay

0
Waxaa kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, kaas oo lala beegsaday Guddoomiyaha degmadaas...

Somaliland oo faahfaahisay weerar lagu afduubtay gaadiid

0
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay’adda samafalka ee Halo Trust, halkaas...

Ciidamadda Itoobiya oo dib ula wareegay 6 magaalo oo horey ay u haysteen Jabhadda...

0
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in Ciidamada dowladdu ay dib u qabsadeen magaalooyin dhowr ah oo markii hore...

Booliiska Somaliland oo ka digay bannaanbax uu ku baaqay xisbiga Waddan

0
Booliiska Somaliland ayaa ka digay bannaanbax ay sheegeen in uu ku baaqay xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani. Afhyeen u hadlay ciidanka booliiska ayaa banaanbaxa Waddani...

Wararka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Nin lagu helay fal anshax xumo...

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin la sheegay in uu ku Shaqeeysanayay Sixir iyo Turufo, isla markaana dumar badan...

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Odayaasha Dhaqanka Galmudug?

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi...

XULASHADA