Ka Dhageyso Radio Markabley FM-Maalin iyo Habeen Fariimaha ku saabsan Waxbarashada.

65

Fariintan Wacyi gelinta ah ayaa ujeedkeedu yahay in sare loo qaado muhiimada ay leedahay waxbarashada iyo doorka ay ku leedahay Bulshada dhexdeeda.

Jadwalka Baahinta Fariinta kala soco Radio Markabley xiliyada kala ah:

Maalin.7:45-8:00 AM——–9:45 Am

Galab-2:45-3;00 PM —-Fiidkii-7:45-8;00pm

 HALKAN KA DHAGEYSO FARIIMAHA KU SAABSAN WAXBARASHADA