Meydka qof dumar ah oo laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Meydka Haweeney la gowracay ayaa maanta waxaa laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Xaafadda Buula-Maaxaay ee gobolka Banaadir ayaa lagu arkay meydka haweeynayda lagowracay.
Dadka...
Gudoomiye ku xigeenka Garasbaaley oo la amray in lasoo qabto
Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa amar in lasoo qabto Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada deegaanka Garasbaaley.
Waxaa lagu eedeeyay in handaad iyo hor istaag ku sameeyay Shaqadda...
Dhageyso Wareysi Dr.Mire oo Magaalada Muqdisho ka furey Xarunta Caafimaadka London fertility Center.
Dr.C.kariin Maxamed Mire oo ah Dhakhtar Soomaaliyeed ee dhowaan dalka dib ugu soo laabtey 28 sanno oo uu ka maqnaa ayaa suurta geliyey in...
Xildhibaan Sacdiyo Salaad oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka golaha Shacabka
Xildhibaan Sacdiyo Yaasin Xaaji Samatar ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sacdiyo oo laga soo doortay Puntland ayaa...
Ruushka oo beeniyay in uu Gargaar Ciidan weydiistay Shiinaha
Ruushka ayaa beeniyay warar sheegayay in Shiinaha waydiisteen gargaar millatari oo ka caawiya dagaal maalmaha socda ee uu ku qaaday wadanka Ukraine.
Afhayeenka Aqalka looga...
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay sida loo qabtay degaanka Ceeldheere
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay ku dhawaad 100 oo ruux oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ka dib howlgal qorsheysan oo ciidanka dowladda...
Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay dagaalka Laas-Caanood
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dintay dagaalkii Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka degaanka.
Muuse Biixi...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan labo geesood ah magaalada Addis Ababa kula...
DEG DEG: Qarax xooggan oo ka dhacay Beledweyne
Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle.
Qaraxa ayaa ka...
Abiyi Axmed oo maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Godey si uu xariga uga jaro Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Miraad Layli ee magaalada Godey,...