Xildhibaan Sacdiyo Salaad oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka golaha Shacabka

58

Xildhibaan Sacdiyo Yaasin Xaaji Samatar ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sacdiyo oo laga soo doortay Puntland ayaa noqonaysa haweenaydii ugu horraysay ee ka mid noqota Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya.

Waxay ka guuleystay Maxamed Cali Caana Nuug.