Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya

0
Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay  Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September. War saxaafadeedka ayaa...

Ciidamo ka tirsan howlgalka AMISOM oo ka baxaya Buurdhuubo iyo Qansax dheere.

0
Ciidamada Itoobiya oo ka tirsan Howlgalka Nabad illaalinta ee AMISOM ayaa la sheegay iney iskaga baxayaan maalmaha soo socda saldhigyada ciidan ay ku leeyihiin...

Faah-faahin qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Ugu yaraan shan ruux ayaa dhimatay oo uu ku jiro ilmo yar, halka afar kalena ay dhaawacmeen, kadib qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliska...

HALKAN KA DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY 22-7-2020

0
WARKA WAXAA SOO JEEDINAYO WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE

AMISOM oo ka hadashay madaafiicdii lagu weeraray Xerada Xalane

0
War ka soo baxay taliska AMISOM ayaa waxaa si kulul looga hadlay weerarkii Madaafiicda ahaa ee maanta lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho AMISOM...

Ra’iisul wasaare Xamza oo maanta Magacaabay Guddi doorasho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad. Mudane Xamse ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo Xeer-ilaaliye gaar ah u magacaawday Saxaafadda

0
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer-ilaaliye u gaar ah u magacaabay Saxaafadda si baaris loogu sameeyo, gacantana loogu soo dhigo...

XULASHADA