Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-10-2023

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

0
Barnaamijka 25aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta waa Cayayaanka Cunna Dalagyada sida loo...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beerah

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,ayaa Balaarinta Aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Badqabka Cunnada Waa...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere.

0
Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere. Mowduuca Caawa: Maleeshiyada Shabaab waxeey si maalinle ah Lacago baad ah uga qaadaysaa Shacabka Soomaaliyeed...

QM oo sheegtay in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan cuno yaraan daran

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay 3.5 Milyan oo ruux oo ku nool gudaha Soomaaliya, in ay wajahaan xaalad cunno la’aan sababo la xiriira kaalmooyinka binu...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha.

0
Barnaamijka 15aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 51aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda. Waa subaxnimo...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

0
Barnaamijka 26aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta ayaa ah Qodobada aas aaska u...

(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY )FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA

0
Fariintan Talaalka Cudurka Dabeysha waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,Talaalka ayaa iminka waxaa uu ka socdaa Qaar ka mid ah Gobolada...

XULASHADA