Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere.

Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere. Mowduuca Caawa: Maleeshiyada Shabaab waxeey si maalinle ah Lacago baad ah uga qaadaysaa Shacabka Soomaaliyeed...
audio

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...

Dowladda UK oo dalbatay in go’aanka doorashada loo daayo Soomaalida oo kaliya

Danjiraha dalka Ingriiska u fadhiya Muqdisho Ben Fender ayaa sheegay in la joogo xilligii Soomaalida ay go’aamin lahaayeen hoggaanka ay doonayaan, marka laga hadlayo nooca...

WHO oo shaacisay in cudurka Covid-19 uu caalamka ku sii kordhayo

Hay’ada u qaabilsan caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in guud ahaan caalamka uu ku sii kordhayo cudurka Covid-19 iyadoo 24kii saac ee ugu...
audio

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA BEERAHA OO ROGAAL CELIS AH.

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan oo ah Qeybtii shanaad waxaan ku eegaynaa Beerashada Khudaarta,Dalagaan oo Muhiimad dhaqaale u leh Beeraleyda...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

Shiikh Shariif oo ka hadlay tabashooyin ka jira dhismaha HirShabelle

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka war bixiyay u jeedka safarka uu Maanta...

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay guddiyadii ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland

Beesha Caalamka ayaa war kasoo saaray magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, waxaana si buuxda ay beesha Caalamku u0u...

Golaha Midowga Murashaxiinta Oo War Kasoo Saaray Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland Iyo Puntland

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war kasoo saaray Guddiyadii xalay ay ku dhawaaqeen maamulada Jubbaland iyo Puntland. War-saxafadeed ay soo saareen Golohu ayay ku sheegeen in...

XULASHADA