(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY )FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA

60

Fariintan Talaalka Cudurka Dabeysha waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,Talaalka ayaa iminka waxaa uu ka socdaa Qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

Sidoo kale Talaalka ayaa maalmahn waxaa uu ka Socdaa degmada Baardheere iyo Deegaanada hoos yimaada waxaana ka faa,ideysanaya kumanaan ka mid ah Caruurta ay da’dooda ay ka yar tahay 5ta Sanno,waana lacag la ‘aan.