Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

52

Barnaamijka 26aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta ayaa ah Qodobada aas aaska u ah Isku dhafka dalaga iyo maareynta Cayayaanka,iyadoo la adeegsanayo hab la  isku dhafayo dalagyada oo aan la isticmaaleynin Sunta Cayayaanka Disha.

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 05/02/2023,Barnaamijkani oo ah kii 26aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHA