Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

54

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 2-02.2023, ka dhacay Iskuulka Hoose ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 2aad iyo 3aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka 2aad  oo helay 20 dhibcood,halka Fasalka 3aad uu helay 16 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka 2AAD,

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com  iyo Barta aan ku leenahay Facebooga. radiomarkabley

HOOS KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA