Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha.

62

Barnaamijka 15aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 20/11/2022,Barnaamijkani oo ah kii 15aad ee Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 15AAD EE BEERAHA