Wareysi Gurey Xaaji Faarax oo ka warbixiyey xaaladahii ugu dambeeyey ee Gobolka Gedo.

0
Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha isbedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa waraysi siiyey Radio Markableey waxaa  uu sheegay in uu...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

C.rashiid Janan oo Dib u helay Xoriyadiisa

0
Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdi Nur oo ahaa  Wasiirkii hore ee Amniga Dowlada Goboleedka Jubaland...

Wareysi :Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq oo ka...

0
Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq ahna Wakiilka Mu’asasada ALRAXMA ee degmadaasi ayaa sheegay Xaalada Fatahaada uu sameeyey webiga...

Dhageyso:Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Diyaaradahii Garbahaarey laga celiyey

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu bogaadiyey dib...

Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb

0
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...

Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa...

Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey HowlahaShaqo ee Baardheere u joogaan Wafdiga...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...

Waa kuma guddoomiyaha cusub ee maanta loo magacaabay D/Wadajir?

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Wareegto ka...

XULASHADA