Wareysi :Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq oo ka warbixiyey Xaalada Fatahaada Luuq.

51

Macalin Ibraahin Aden Cumar oo ka mid ah Culimada degmada Luuq ahna Wakiilka Mu’asasada ALRAXMA ee degmadaasi ayaa sheegay Xaalada Fatahaada uu sameeyey webiga in ay mar kale ku barakaceen Boqolaal Qoys,isagoona sheegay in ay Cabsi xoogan ay ka qabaan in Buundada Luuq inay saameyn ku yeelato daadadka Xoog lleh ee uu wado Webiga.

Macalin Aden oo Wareysi siiyey Warbaahinta Markabley ayaa carabka ku adkeeyey in Xaalada Fatahaada Webiga ay mareyso meeshi ugu adkeyd labadii todobaad uu webiga uu fatahayey,isagoona sheegay Fatahaada in ay gaartey goobo hor leh oo ay ka mid yahiin Suuqyo,Isbitaalo iyo Goobo Ganacsi.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA MACALIN IBRAAHIN ADEN CUMAR