Wareysi Gurey Xaaji Faarax oo ka warbixiyey xaaladahii ugu dambeeyey ee Gobolka Gedo.

49

Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha isbedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa waraysi siiyey Radio Markableey waxaa  uu sheegay in uu soo dhoweynayo Abaabulka Ciidan iyo Howlaha ay ka wadaan Baardheere ee la xarira dib u Xoreynta Jubooyinka ee ay hormuudka u yahiin Siyaasiyiin uu madaxda u yahay Senator Fartaag.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX