C.rashiid Janan oo Dib u helay Xoriyadiisa

15

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdi Nur oo ahaa  Wasiirkii hore ee Amniga Dowlada Goboleedka Jubaland oo todobaadkii hore laga af duubtey gudaha Magaalada Nairobi,in xaley goor dambe la sii daayey.

Cabdirashiid Janan oo la la sanaa muddo ku dhow ilaa iyo 10 maalin ayaan ilaa hadda la ogayn sababta loo af duubtey iyo cida ka dambeysay sii deyntiisa