Xildhibaan Ka Badbaaday Qarax Xoogan Oo Loo Adeegsaday Gaari

0
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay Maanta caasimadda wadanka Afgaanistan ee Kabul ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyootay, waxaana bartilmaameedkiisu ahaa xildhibaan...

Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka furmaya Muqdisho

0
Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir  ayaa galabta ka furmaya garoonka Eng Yariisow ee Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeysa ay dhexmari ...

Maxaa ka cusub Xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya?

0
Duhurnimadii maanta waxaa la sugaayay Shir jaraaid ay qabato Monics Juma Wasiirka Difaaca Kenya oo Warfidiyeenka la iskugu yeeray Xarunta Wasaaradda Difaaca ,balse waala...

RW Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii qaraxa ku dhintay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii ku dhintay qarixii ka dhacay...

QM iyo dowladda Baxreyn oo si adag uga hadlay qaraxii lagu laayey saraakiisha

0
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka is-miidaaminta ahaa ee Al-Shabaab ay ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee hobolka Mudug. Qaramada...

Kenya oo sheegtay inay dacwad ka gudbi doonto Soomaaliya

0
Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay tallabadii ay dowladda Soomaaliya xiriirka ugu jartay dhigeeda Kenya. Afhayeenka...

DF Soomaaliya oo si adag ugu digtay Kenya, kadib eedeyn culus oo ay u...

0
War ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay si dhaw ay ula socoto abaabulka militeri oo dowladda Kenya ay maalmahaan ka wado...

MW Farmaajo oo Jabuuti uga qeyb gelaya shir looga hadlayo xiisada Kenya iyo Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka madaxda urur goboleedka IGAD ee maalinta berri ah ka furmaya magaalada Jabuuti ee dalka...

Baarlamaanka HirShabeelle oo ansixiyey codsi uga yimid Cali Guudlaawe

0
Kulan xildhibaanada baarlamaanka HirShabeelle ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar ayaa cod loogu qaaday in Madaxweyne Cali Guudlaawe loo kordhiyo mudada uu ku soo...

Wafdi ka socda dowladda Malaawi oo gaaray Hargeysa

0
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Malaawi Eisenhower Mkaka, ayaa hadda gaaray magaalada Hargeysa ee Somaliland, waxaana garoonka diyaaradaha Hargeysa ku soo dhaweeyay wasiirro iyo mas’uuliyiin...

XULASHADA