Gudoonka baarlamaanka oo lagala hadlay meelmarinta heshiiskii doorashada

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Mahdi Guuleed oo ka war bixiyey kulan ay la yeesheen xubnaha beesha caalamka

0
Sii-hayaha Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay la yeesheen wakiillada beesha caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkaas oo ay goobjoog...

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha oo la shiray wakiillada Beesha Caalamka

0
Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho Shirkan...

DHAGEYSO:-BARNAAMIJ GAAR AH OO LOOGA HADLAAYO BEERAHA QEYBTA 1AAD

0
Kulanti Wanaagsan Dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha oo rogaal celis ah waa Habeenimo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 21/9/2020,saacaduna waa 8dii...

As the fifth anniversary of Somalia’s ratification of the Convention on the Rights of...

0
MOGADISHU, 21 September 2020 – Nearly five years ago, on October 2, 2015, Somalia made a historic leap to uphold the rights of children...

Somaliland oo ashtako ka dhan ah Dowladda Soomaaliya u dirtay Beesha Caalamka

0
Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax Shaqo ah ku lahayn Nidaamka Doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo soo saaray ashtako ka dhan ah Dowladda Federaalka loo...

Guddoomiyaha Aqalka Sare & Madaxweynaha Puntland oo kulan yeeshay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa oo ku sugan Magaalada muqdisho ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka labada...

Axmed Madoobe oo cadeeyay mowqifkiisa in Baarlamaanka la horgeeyo heshiiskii doorashada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay hehsiiskii doorasho oo ay Muqdisho ku gaareen Madaxweyne farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha...

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Mashruuca Ballaarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cabdulle

0
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u kuur galayay...

Taliyaha Ciidanka xoogga oo ka hadlay dagaalka Gobolka Galgaduud

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janeraal Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Idaacada Ciidamada ayaa Sheegay in dagaalka Bulacle lagu dilay saraakiil iyo Xubno...

XULASHADA