Sii hayaha Ra’iisulwasaraha oo la shiray wakiillada Beesha Caalamka

26

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho

Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Amniga, Dhaqaalaha,Bulshada iyo siyaasadda

Kulankaan oo u dhaxeyey dowladda Soomaaliya iyo wakiiladda dowladda Saaxiibka la ah Soomaaliya ayaa looga hadlayey Amniga, Dhaqalaha, Arrimaha bulshadda siyaadda iyo horumarrada laga gaaray.