DHAGEYSO:-BARNAAMIJ GAAR AH OO LOOGA HADLAAYO BEERAHA QEYBTA 1AAD

18

Kulanti Wanaagsan Dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha oo rogaal celis ah waa Habeenimo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 21/9/2020,saacaduna waa 8dii fiidnimo,Barnaamijkan Beeraha oolooga hadlayo sidii loo kordhin lahaa Aqoonta iyo Tacabka Beeraha.

Barnaamijkan oo taxane ah ayaa waxaa si wadajir ah u soo diyaariyey Hay,adda Cuntada iyo Beeraha u Qaabilsan QM ee FAO iyo Radio Markabley.