Dowladda Imaaraadka oo war lama filaan ah ka soo saartay dilka saynisyahankii Iran

0
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay dilka “xun” ee loo gaystay saynisyahankii sare ee Nukliyeerka ee Iran, kaasi oo Tehran ay ku eedeysay Israel. “Imaaraadka Carabta...

Shir looga hadlaayo Ammaanka oo Muqdisho ka furmay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirweynaha isu duwidda  Amniga kaasoo maanta ka furmay Muqdisho. Shirkaan aya sidoo kale looga hadlaya...

Nin Dilay Gabar Uu Kala Dhexeeyey Xiriir Jaceyl Iyo Taliska Booliska Oo Ka Hadlay

0
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Gabar dhalinyaro ah oo maalmo kahor lagu dhex dilay Guri ku yaalla xaafad...

Wasiirka Haweenka oo Culimada ugu Baaqday in ay Kordhiyaan Wacyigelinta Tacdiyadaha Dumar

0
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Soomaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo socdaal shaqo ku joogta magaalada Garoowe kana qeybgashay Madasha 16 aad...

Cillad ku timid diyaarad ay la socdeen wafdi wasiirro iyo xildhibaano ah

0
Warar ay heshay markabley ayaa sheegaya in diyaarad uu saarnaa guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji iyo qaar kamid ah xildhibaanada dowlad...

Kenya oo beenisay inay faragelin ku hayso arrimaha Soomaaliya

0
Wasaaradda Arrimaha Dibada Kenya ayaa beenisay in Kenya ay faragelin ku hayso Siyaasada gudaha Somalia. Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegtay in sababihii loo ceeriyay...

Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray waxyaabaha u qabsoomay

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu guddiga shaqadiisa si...

Rooble oo shaaciyey in cabasho badan ay ka soo gaartay garsoorka dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo qayb-galeen hey’adaha caddaaladda iyo amniga, wakiilo...

Xildhibaano ugu baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland in uu is casilo

0
Kaddib markii Maanta uu buuq ku dhamaaday Kulan ay lahaayeen Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa Xildhibaano ka tirsan maamulkaas ay ku eedeeyeen guddoomiyaha Golaha Wakiilada...

Wasiirka arrimaha dibadda oo maanta kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya ee Kenya Tarsan

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Maxamuud Axmed Nuur...

XULASHADA