Jubbaland oo sheegtay in RW Rooble ku garab taagan tahay hogaaminta doorashooyinka dalka.

0
Axmed Maxamed Islaam Madoobe Hogaamiyaha Jubbaland ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka mar uu khudbad dheer ka jeediyay madal-dadwayne oo ka dhacday magaalada...

Safiirka Shiinaha ee Somalia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka uga Hadashay Yemen iyo Xaaladda Gobolka

0
Soomaaliya oo ku hadleysay magaca waddamada la isku yiraahdo A3+ (Aljeeriya, Guyana, Sierra Leone, iyo Soomaaliya) ayaa warbixin ka horjeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada...

RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer...

RW Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u safray Qatar.

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u safray magaalada Doxa ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi...

Al-shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku wada dagaalamay Gobolka Bakool.

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalameyaasha Al-shabaab oo ka dhacey duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Dadka...

Xamze iyo Madaxweynaha Tunisia oo shir yeeshay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa waxa saaka madasha shirka caalamiga ee TICAD8 ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Tunisia,...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhallinyarada Beladweyne

0
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusf Axmed Hagar aya kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Beledweyne oo uu kala hadlay sidii loo xoojin...

Golaha Abwaanada oo taageeray go,aankii shalay kasoo baxay hanti dhowraha qaranka

0
Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa markale ka hadlay warqadii kasoo baxday shalay Xafiiska hanti dhowraha guud ee qaranka oo gabi ahaan lagu baabi’iyay in la...

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtey Kismaayo.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo...

XULASHADA