Guddiga Soo Xulista Barlamaanka 2-Aad Ee Hirshabeelle Oo Weli Kulamo Wada
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Guddiga Farsamada ee soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle.
Kulankaas...
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixiyay Sharci Uu Muran Ka Jiray
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas ku yeeshay kulankii 4-aad ee Kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka.
Ajendaha kulankaas ayaa waxaa...
Ayax ku habsaday deegaano badan oo ka tirsan Puntland
-Ayax ayaa lagu soo waramayaa inuu ku habsaday degaano badan oo ka tirsan Puntland, kaas oo dhibaato badan ku haya dhul daaqsimeed.
Mas’uuliyiin Puntland ayaa...
Deni oo kulamo siyaasadeed ka bilaabay Nairobi kadib heshiiskii doorashada
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Jimcihii shalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka bilaabay kulamo siyaasadeed.
Deni ayaa illaa hadda...
R/W Rooble oo lagu wado in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo golihiisa wasiirrada
-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golihiisa cusub ee wasiirrada.
Waxaa soo dhamaaday kulamo siyaasadeed...
Xasan Sheekh Maxamuud“Waxay ku haminayaan in ay soo saari karayaan dad yaroo ugaardiya”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in musharixiinta mucaaradku aysan u diyaarsanayn ka qaybgalka doorashada Soomaaliya...
M/weyne Farmaajo oo gaaray dalka Suudaanta Koonfureed
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed.
Madaxweyne...
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA BEERAHA OO LOOGA HADLAYO BARASHADA DHUL DIYAARINTA IYO QASHINSIIBKA
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA OO MAANTA AAN KU EEGAYNO BARASHADA DHUL DIYAARINTA IYO QASHINSIIBKA
DHAGEYSO RADIO MARKABLEY MAALMAHA ISNIINTA 7.30 ILAA 8.00...
Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo oo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Labada Madaxweyne...
Xiisadda France iyo Turkey ee dagaalka Armenia iyo Azerbaijan oo ka dareysa
France ayaa ku eedeysay Turkey inay calooshood u shaqeystayaal Suuriyaan ah u dirtay si ay uga qeyb qaataan dagaalka gobolka Nagorno-Karabakh ee u dhaxeeya...