DF oo guddi baara u magacawday qalalaasihii ka dhacay garoonka Muqdisho

42

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo ciidamada NISA ayaa dagaal gacan ka hadal ah ku dhexmaray gudaha garoonka, taasi oo sababtay falcelin kala duwan.