Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay dad masoomayaal ah

3

Ciidamada Booliska gobalka Bari ayaa Maanta Howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Bosaado waxaa ay ku soo bandhigeen maqaayado( Meherado) Lagu iibinayay cunooyin Bisil, Kadib Markii ay warbixin La soo wadaageen Booliska.

Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay Ragii Iyo Haweenkii cunooyinkaas karinaayay.

Taliyaha Qeybta Booliska gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa uga digay dadka iska leh goobaha Maqaayadaha In aysan Bishaan Ramadaan Ka Ganacsanin Cunooyin la Kariyo Inta Lagu Jiro bishan, maalinkii.