Sadax maalin kadib Trump oo laga saaray cisbitaalkii uu ku jiray
Madaxwaynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa laga saaray cisbitaalkii uu ku jiray kadib sadax habeen uu halkaasi ku hoyday.
Trump ayaa Aqalka Cad, dib ugusoo...
Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay Xeerka Doorashooyinka
Xildhibaanada Golaha Guurtida Maamulka Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa, iyagoona uga dooday hal ajende.
kulankii Golaha Guurtida inta uu socdau ayaa waxaa...
DEG DEG: Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo miino la qaraxday
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari BL ah oo dad shacab ah ay saarnaayeen miino kula qarxday...
Ururada Saxaafada oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo
Shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen SJS iyo SOMA ayaa lagu soo dhoweeyay war shalay kasoo baxay saddexda hay’adood ee kala HRW, Amnesty...
Madaxweyne Waare oo ka hadlay go’aanka guddiga doorashooyinka Hirshabeelle
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa uga digay guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2aad ee hirshabeelle habraca ka muuqdo jadwalka dorashada oo u muuqdo mid lagu...
Rag soo afduubtay ilmo yar oo lagu qabtay Afgooye
-Ciidamada booliska Soomaaliya ee ka howlgala degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta qabtay, isla markaana soo bandhigay laba nin oo ay sheegeen...
Jadwalka lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo la soo saaray
-Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaas.
Xubnaha Guddiga oo maanta kulan...
Wasiir Beyle oo ka war bixiyey kulan uu la qaatay wasiirrada maaliyadda ee D/goboleedyada
Sii-hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada iyo dowladda dhexe, kaas oo ku qabsoomay qadka...
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in doorashada aysan ka dhici doonin Gedo hadii aan ciidanka...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan.
Ugu horayn Madaxweynaha...
Xog: Ujeedka safarka Saciid Deni ee Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa caasimada dalka KENYA ee Nairobi ayaa uga sii gudbay magaalada Dubai ee...