UK oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho

9

Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, iyadoo baaq u dirtay dhinacyadda ay dirirtu ka dhaxeyso ee ku dagaalamaya qeybo kamid ah Muqdisho.

War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda ayaa waxaana ayaa dhinacyada loogu baaqay in xaalada la dejiyo, isla markaasna ay nabad ka jirto wada-hadal.