Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta magacaabay Taliyaal ciidan

64

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa talyeyaal cusub u soo magacaabey Saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Dhuusamareeb iyo Matabaan.

Wareegto uu soo saaray talyaha lagy magacaabay Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud  in uu noqdo taliye Ku-xigeenka Qaybta Booliiska Mudug.

Sidoo kale wareegtada ayaa Gaashaan Maxamed Xasan Warsame loogu  magacaabey  Taliyaha Booliiska degmada Dhuusamareeb, iyadoona Dhamme Nuur maxamed loo magacaabay talyaha saldhiga booliiska degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.