Guddiga Horomarinta degmada Baardheere oo ka warbixiyey Howlaha u Qabsoomay iyo Ujeedooyinka ay higsanayaan.

30

Guddiga Horomarinta degmada Baardheere ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadleeen tan iyo in markii la sameeyey waxyaabaha ay ka qabteen Horomarinta Adeegyada Bulshada ee degmada iyo waxa ay ku haminayaan mustaqbalka in ay qabtaan.

Gudiga ayaa waxay sheegeen in dhowaan ay Bilaabi doonaan Dhismaha Buundo cabirkeedu dhan yahay 125 mitir oo isku xiri Xaafada Kurmaan iyo Magaalada,taasoo la saari doono Toga weyn ee magaalada,si ay u maraan Dadka Gaadiidka iyo Xoolaha u kala gooshaya labada dhinac,kuwaasi oo dhib balaaran ku Qabay marinka wadadaasi.

Hadaba Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi oo maanta Guddiga ku Booqdey Xaruntooda ayaa wareysi dheer oo uu la yeeshay Qaar ka mid ah Xubnaha Guddiga Horomarinta degmada Baardheere ayaa weydiiyey Su;aalo la xariira Mudadaii ay shaqeynayeen waxa ay Qabteen iyo higsigooda.