Kenya oo sheegtay ‘in ay dishay’ dagaalamayal ka tirsan Al-shabaab
Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar ay dagaalamayaal ka tirsan A-Shabaab ku soo qaadeen saldhigooda ku yaalla deegaanka Qooqaani ee gobolka...
Amnesty oo walaac ka muujisay tacdiyada ka dhan ah saxaafadda ee deegaanada Puntland
Ha’yadda caalamiga ah ee arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo...
Maamulka G/Banaadir oo amarro ganaax lacageed wata kusoo rogay shacabka
Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasi oo ku...
MW Farmaajo oo warqadaha ka guddoomay danjiraha cusub ee Ingiriiska
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster.
Danjire...
R/wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cali Mahdi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxmed.
Ra’iisul...
Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...
Booliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay rag ka ganacsadaha waxyaabaha maanka dooriya
Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa hawlgal ay ka sameyeen magaalada Kismaayo ku soo qabteen ragg lagu eedeeyay in ay waxyaabaha maanka dooriyaha ay...
Deni oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha Boosaaso
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha golaha deegaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Puntland...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hadda soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, isagoo ka soo amba-baxay magaalada Kismaayo oo xarun...
Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Maanta Laga Sagootiyay Garoonka Muqdisho
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqsdisho ayaa Maanta waxaa ka dhoofay Cutubyo ka tirsan Ururka 7-aad ee Ciidanka kumaandooska Gorgor oo tababar ku...

















