Hay’adda Save The Children” Malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya cunno yari”.
Hay’adda arrimaha gargaarka ee Save The Children ayaa sheegtay in saameynta ka dhalatay ayaxa iyo abaaraha ay malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya ay...
Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo fariisin u ah...
Golaha Midowga Musharaxiinta oo si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka
Golaha Midowga Musharixiinta oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo khilaafka ka taagan...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay qaraarka ay gaareen golaha shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen...
Xasan Kheyre Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Madaxweyne Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo xilka qaadistii Maanta lagu sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka...
Maamulka G/Banaadir oo sheegay in amniga caasimadda ay gacanta ku hayaan
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya.
“Waxaa halkan kala wadaagayaa umadda...
Golaha Shacabka oo meel mariyay sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka heer...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah oo ku...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN,Q 8aad
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Qeybta 8aad ee Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay...
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Magaalada Baydhaba
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxmed Lafta-gareen ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.
Safarka Madaxweyne Lafta...
Maxaabiis Lagu Wareejiyay Dowladda Federaalka Oo La Keenay Muqdisho
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kasoo degtay diyaarad siday 14 Maxaabiis oo xabsiga weyn ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ugu xirnaa...


















