Dhibaato soo wajahday Soomaalidii ku hanti-beeshay rabshadihii K.Afrika

0
Rabshadii ka dhacay dalka koofur Afrika ayaa waxaa uu saameyn dhaqaale uu ku yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi, iyadoona haatan ay soo wajahday shaqo...

Sargaal kamid ah saraakiisha booliiska Somaliland oo la dilay

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in koox hubeysan ay halkaasi maanta ku dileen talyihii booliiska degmada Gar-adag Eng Cabaas Maxamed Diriye. Goobjoogeyaal...

Xasan Sheekh Maxamuud: “Dalka oo dhan waa wada tabasho waana in la is warsadaa”.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo jeediyay in xal loo helo tabashada...

Madaxweynaha Jubbaland oo laga codsaday inuu soo gudbiyo masharixiinta utartamayo Aqalka sare.

0
Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo...

Guddoomiyihii hore G.Gedo oo garoonka Aadan Cadde ‘laga celiyay’

0
Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde ee...

Uhuru Kenyatta Oo Jeediyay Hadal Lagu Tilmaamay Inuu Ka Dhan Yahay Soomaaliya

0
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo...

Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Degaan Al-Shabaab Lagala Wareegay

0
Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug...

Kooxda Taliban oo lawareegtay magaalooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghanistan.

0
Kooxda Taliban ayaa lasoo warinayaa in ay lawareegtay magaalooyin iyo degmooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghnaistan, waqti lagu wado in dalkaasi ay...

Madaxweyneyaashii hore oo gaaray Degmada Cadale

0
Madaxweynayaashii hore ee dalka soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa safar dhulka ugu ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray degmada Cadale...

R/wasaare Rooble oo la kulmay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed

0
R/Wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha...

XULASHADA