Ra’iisal wasaare Rooble oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalla Awdheegle

4

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday  degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo fariisin u ah ciidamo tirsan xoogga dalka.

Safarka ra’iisal wasaaraha ayaa la xiriiray u kurgalida xaaladah nololeed ee ay ku nolyihiin,dhirigalinta ciidamada iyo ka qayb galka xuska maalinta 12 April oo ku aadan Aas aaska ciidanka xoogga dalka.

Ciidanka xoogga  ayaa wax uu ku amaanay guulihii ugu danbeyay ee ka soo hooyeen la dagaalankii dgaalamayaasha Al-shabaab,isagoo Rooble dhinaca kale ugu baqaay in ay halka ka sii wadaan waxqabadka  iyo dadaallada kale.