DFS oo kala dirtay guddigii lagu muransanaa ee Doorashooyinka
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la kala diray guddigii lagu muran sanaa ee doorashooyinka, ka dib markii xildhibaanada Golaha Shacabka muddo kordhin u...
Beesha Hawiye Oo Shaacisay In Aysan Farmaajo U Aqoonsaneyn Madaxweyne
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Shirweyne hal maalin socday ku yeeshay Beelaha Hawiye, kaasi oo looga hadlay xaaladda siyaasadeeed ee dalka, muddo kororsiga ay ku...
Dowlad Taageertay Geeddi-Socodka Siyaasadeed Ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya, Othman Jerandi, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka...
Fadeexad baasaboor oo ka taagan dalka Turkiga
Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaarisay baaritaan lagu sameynayo tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah, oo ay dowladda bixisay, si ay hab...
Shir ka dhan ah muddo kororsiga madaxda DF oo Muqdisho ka furmay
Shirka Beelaha Hawiye ee ay ku diidan tahay moddo kororsiga labada sano ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dastuuriga uu dhamaaday ayaa goordhow la filayaa inuu...
COVID-19 oo weli ku sii faafaya Soomaaliya iyo dad badan oo maanta laga helay
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka.
Warbixinta maalinlaha ah...
Ghad oo yeelatay madaxweyne cusub kadib geeridii Deby
General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby, ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka, wakaaladda wararka ee AFP...
Dhismaha Gollaha deegaanka Degmada Waajid oo laga shiray
Degmada Waajid waxaa ka bilowdey wajigii koowaad kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin Odayasha dhaqanka beelaha dega Degmada iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad...
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo hishiis ku saabsan qandaraas bixinta dhismaha waddooyinka la...
Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha Waddooyinka iskuxira gobolada dalka ayaa maanta waxaa ay kala saxiixdeen...
Galmudug oo Puntland ku eedeysay inay ‘xoog uga haysato’ dhul ballaaran
Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa ka fal-celiyey heshiis cusub oo ay maamullada Galmdug iyo Puntland ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo...


















