Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Degaan Al-Shabaab Lagala Wareegay
Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa goordhow gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada Galmudug...
Kooxda Taliban oo lawareegtay magaalooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghanistan.
Kooxda Taliban ayaa lasoo warinayaa in ay lawareegtay magaalooyin iyo degmooyin hor leh oo kamid ah dalka Afghnaistan, waqti lagu wado in dalkaasi ay...
Madaxweyneyaashii hore oo gaaray Degmada Cadale
Madaxweynayaashii hore ee dalka soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa safar dhulka ugu ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray degmada Cadale...
R/wasaare Rooble oo la kulmay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed
R/Wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha...
Natiijada Imtixaanka dugsiga sare oo la shaaciyay.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijad Imtixaankii shahaadiga ee Fasalka 12-aad Dugsiga Sare, kaas oo ay Aradayda...
Deni oo kulan la qaatay guddoonka baarlamaanka Puntland.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka...
DEG DEG:-Dagaal culus oo goordhow ka bilowday Mudug.
Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo kaashaanaya daraawiishta Galmudug iyo dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa hada waxaa uu ka socdaa gudaha deegaanka Camaara ee gobolka...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo Rajo wanaagsan ka muujiyey Doorashada iyo Baaq uu u...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu...
Muxuu ka yiri Rooble khilaafkii ka taagnaa Gobolada Waqooyi?
Ra”iisul wasaaraha xukuumadda soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arinta Soomaaliland kaas oo ay ka taagan tahay khilaaf kaas oo ay dhaliyay in...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo...

















