Dowladda Somalia Oo Kasoo Horjeeysatay Go’aano Kasoo Baxay Midowga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay qaar kamid ah Go’aamadii kasoo baxay Shirkii maalmo kahor Golaha Amniga iyo nabada ee Midowga Afrika...
Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Degaan Ka Tirsan Gobolka Hiiraan
Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay ay taagan tahay xiisad u...
Koonfur Galbed Iyo AMISOM Oo Wada-Hadal Ka Yeeshay Amniga Baraawe
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Maamulka Degmada iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub ee Ciidamada...
Taliyaha booliska D/Hodan oo sharacay qaabkii loo dilay guddoomiye C/Xakiin Dhegajuun
Magaalada Muqdisho waxa maanta ka bilaabatay dhagaysiga dacwad ka dhan ah saraakiil iyo askar ka tirsan booliska Soomaaliya oo ku eedeysan dilkii sanadkan bilowgisii...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka digtay hurinta Colaad Sokeeye
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye.
Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka...
Jabuuti oo si kulul ugu hadashay eedeyn ay DFS u jeedisay.
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada maaliyada ee Jabuuti ayaa waxaa si kulul looga hadlay hadalkii shalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya,...
Shariif Sheikh Axmed Oo Ka Hadlay Go’aankii Lagu Cambaareyay Muddo Kordhinta Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay go’aankii golaha amniga ee Q.M, kan golaha amniga ee Midowga Africa, iyo baaqyada isxigxiga...
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka...
Jaamacadda Carabta oo ka digtay muddo kordhintii Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Cadil Bin Cabdiraxmaan Al Casuumi ayaa ka dalbaday Hogaamiyaasha Soomaalida inay dib ugu laabtaan miiska wada hadalka si looga fogaado xasilooni...
UK oo war ka soo saartay go’aankii Golaha Amniga ee Midowga Afrika
War qoraal ah oo ka soo baxay safiirka dowladda Uk ee u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka Gollaha Amniga iyo Nabadda...

















