Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Galguduud
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Bulacle oo hoos taga magaalada...
Gobolka Georgia cododka doorashada oo dib loo tirin doono
Xoghayaha Arimaha Dibadda ee gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in dib loo tiri doono cododka doorashada ee Gobolkaasi iyadoo ay sii socoto...
Wararkii ugu damneeyay xiisada dalka itoobiya
Maamulka Tigray-ga Itoobiya ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan duulaanka uga imaanaya dowlada Abiy Ahmed oo ay sheegeen inay doonayaan inay burburiyaan Nidaamka Federaalka...
Somaliland oo mamnuucday in degaanadeeda ay ka howlgallaan gaadiidka gurran
Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi...
Joe Biden oo hoggaaminaya codadka gobollo dhowr ah iyo wararkii u dambeeyey ee doorashada...
Rajada Donald Trump ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa daqiiqadba daqiiqadda ka dambeysa sii xumaaneysa, waxaana kasoo xirmaya albaab kasta oo fursad ah, ayada oo...
Dagaal ka dhacay Janaale.
Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka shabellada Hoose ayaa sheeagaya in dagaal u dhexeeya ciidamada xoogga iyo kuwa Al-Shabaab uu ka dhacay deegaankaasi.
Dagaalka...
Dowladda Turkiga oo Soomaaliya ka bixisay $2.72 Malyan oo doollar
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya ka bixisay $2.72 Malyan oo doollar oo dayn ah taasi oo ay Soomaalida ku lahayd Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF.
War...
Gaas oo ka digay khalalaaso ka dhasha doorashada.
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada Somalia la filayo in sanadkan...
Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Cali Guudlaawe
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiin luqmaan Xaaji Maxamed oo ay wehliyaan labadiisa kuxigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle iyo Mahad Hassan Cusmaan ayaa...
Uganda oo ciidamo badan kala baxday Soomaaliya
Saraakiil ka tirsan dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamo gaaraya 2100-Askari, oo ka tirsanaa Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo Khamiistii tagay Xarun la...