Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xoghayaha arrimaha dibadda Britain?
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab, kaas oo ay ka wada...
Madaxweynaha Jubbaland oo soodhaweeyay doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, taas oo lagu doortay affar mudane oo...
Xildhibaanno ku shiray muqdisho oo soo saaray War-murtiyeed.
Xildhibaanno tiradooda ay tahay 40 oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya, sidookale kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa soo saaray war-saxaafadeed...
Jubaland oo soo gabo gabaysay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta Aqalka Sare.
Dowlad goboleedka Jubbalanda ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo gabagabeesay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka...
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo.
Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbland, waxaa gaaray Guddoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafkaadka Doorashooyinka Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo.
Gudoomiyaha iyo xubnaha...
MW Hirshabeelle oo arrimaha doorashada kala hadlay safiirka Turkiga
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz.
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ambassador...
RW Rooble oo kulan la yeeshay guddiga xaqiijinta qoonddada haweenka
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay howsha loo...
Askar illaalinayay xaduuda Afghanistan oo isku soo dhiibay Ciidamada Pakistan.
Kabul: illaa 46 askari oo ka tirsanaa illaaladii xaduudaha dalka Afghanistan ayaa isku dhiibay dowladda ay dariska yihiin ee Pakistan kadib dagaal ka dhacay...
Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Mudug.
Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay labo qof oo rayid ahaa, kuwaas oo koox hubeysan ay ku dileen galbeedka Gobolka Mudug.
Wasiirka Amniga dowladd Goboleedka...
R/Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay liiska Xubnaha aqalka Sare ay soo gudbisay Jubbland.
War qoraal ah oo ka soo baxay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay liiska musharixiinta ee uu soo gudbiyay madaxweynaha...
















