Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Habka Soo Xulista Ergooyinka Doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo kuwa Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka...
Kulan Laga Yeeshay Mustaqbalka Howlgalka Midowga Afrika Ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Senator Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta ka qeybgalay kulan fogaan arag ee AU PSC, oo ku saabsanaa...
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Guudlaawe Iyo Guddiga Doorashada Aqalka Sare?
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay xubnaha Guddiga Baarlamaanka Maamulkaas ee doorashada Aqalka Sare ee...
Daalibaan Oo Shaacisay Xiliga Ay Afganistan Uga Dhawaaqeyso Dowlad Cusub
Hoggaamiyayaasha Ururka Daalibaan ayaa waxaa ay si rasmi ah u dhamaystireen La-tashigooda qaab dhismeedka Dowladda imaarada Islaamka ee dalka Afganistan, iyagoona ku dhawaaqi doona...
Weerar lagu qaaday garoon ku yaala Sacuudiga
Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu dhaawacay sideed qof, sida uu...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddiga doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka siiyay geeddi...
Madaxweynaha Hirshabelle oo la filayo inuu soo saaro liiska xubnaha aqalka sare.
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska u tartamaya xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Arrintan...
Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb.
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga maamulkaas.
Shirkan ayaa looga hadlay dar-dargelinta sugida nabad-gelyada iyo sidii Al-Shabaab looga...
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Tansaaniya iyo Angola.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Dr. John S....
Ciidamada Badda Puntland Oo Howgallo Ka Sameeyay Gobollada Bari Iyo Sanaag
Ciidamada badda Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana si gaar ah ay Howgalka kaga sameeyeen buuraleyda...


















