Deni oo ku baaqay in la ilaaliyo heshiiskii dhawaan laga gaaray doorashada Soomaaliya

0
Madaxwenaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadaalo uu sameeyay ay sababtay in heshiis siyaasadeed ay madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada...

Bulshada Rayidka Oo Dalab La Xiriira Carruurta Maqan U Diray RW Rooble

0
Urrurada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay tallaabada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Rooble uu Guddi xaqiiq raadi ah ugu magacaabay Cabashada ay qabaan waalidiinta...

RW Rooble oo kulan la qaatay safiirka Qatar.

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble  ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, habsami...

Maxay ka wadahadkeen Axmed Madoobe iyo Wafdi ka socda Beesha caalamka?

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay wafdi ka socda hay’adda ICRC

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa...

Ciidamada xoogga oo xubno Al-shabaab ah ku dilay Jubbada Hoose.

0
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay deegaano dhowr ah oo dhaca galbeedka...

Kenya Oo Ka Jawaabtay Baaqii Dowladda Somalia Ee Dib U Furista Safaarada

0
Dowladda Kenya ayaa ka Jawaabtay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday ay mar kale ku dooneyso inay dib ugu soo celiso xiriirka kala dhexeeyay...

XFS oo maanta gargaarkii ugu horeysay u geysay dadka uu saameeyey fatahaada webiga shabelle

0
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda  gargaarka XFS ayaa markii ugu horeysay la gaarsiiyey deeq raashiin dadkii uu saameynta xooggan ku yeeshay fatahaada webiga xili...

Banaanbax looga soo horjeeday duqeymaha Kenya ka geysteen G/Gedo oo ka dhacay gobolkaas.

0
Banaanbax looga soo horjeeday duqeymaha ay ciidamada dowladda Kenya dhawaan ka geysteen qeybo kamid ah gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada...

Madaxweynaha koonfur galbeed oo sheegay iney adkeyn doonaan amniga goobaha doorashadu ka dhaceyso ee...

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay  kadib safar shaqo oo...

XULASHADA