Iran oo m/weyne cusub yeelatay.

0
Musharax lagu tilmaamay mid mayal adag ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada dalka Iran oo ay natiijao kasoo baxday. M/weynaha cusub ee dalka Iran oo la...

Itoobiya oo diiday inay la macaamisho wakiilka Reer Yurub

0
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday diidmadeeda ku aadan la macaamilka ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Itoobiya, kadib markii Wasiirka arrimaha dibadda...

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Warbixin Ka Dhageystay Guddi

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa shir Guddoomiyay kulanka 4-aad ee kal-fadhigiisa 48-aad oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Garoowe ee...

Wafdi Ka Socda Dowladda Federaalka Oo Maanta Gaaray Cadaado

0
Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta safar dhinaca dhulka ku gaaray Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar Alcadaala) iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo u Hanbalyeeyay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio guterres, oo markii labaad dib loogu doortay...

Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray degmada Waajid.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Degmada Waajid ee gobolka...

DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Shabeellada dhexe.

0
Saraakiisha Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ka dhaca shabeellada dhexe lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab iyo dagaalameyaashii la...

Afduub loo geysanayo Soomaalida ku nool Kenya

0
Saacadihii lasoo dhaafay dalka Kenya waxaa ku sii xoogaysanaya beegsiga soomaalida, kuwaa  loo malenayo burcad ay u geysanayaan  afduub, jardil iyo dil, iyadoo xaaladan...

Gen Odawaa oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Sh/dhexe

0
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar ismiidaamin ah oo Al-shabaab ay ku qaadeen ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla Gobalka...

Midowga Yurub oo ka jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya ee Soomaaliya

0
Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba ama 4.9 bilyan oo...

XULASHADA