-MW Farmaajo oo hakiyay awoodaha RW Rooble.
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhammaatay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal xafiiskiisa madaxtooyada kasoo baxday ku sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen...
Wasiir Xaniifa oo Lafta gareen ujeedisay eedeyn kulul.
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) Waxey eedeyn kalul kala dul dhacday...
Prof Dufle oo ku soo baxay doorashada aqalka sare ee Hir-shabelle.
Magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad Goboleedka Hir-shabelle waxaa lagu soo gabagabeeyay Doorashada kuraasta aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah. Iyadoo caawa...
Taliban oo sheegtay iney kordhineyso iskaashiga kala dhaxeeya Turkiga.
Afhyeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Suhayl Shaheen ayaa sheegay in dalalka Afghaanistaan iyo Turkigu uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah isla markaana...
Wasiirka Shaqada Xukuumadda oo amar ku socdo shaqaalaha dowladda Soo saaray.
Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir todobaad leh la yeeshay agaasime waaxeedyada Wasaaradda, ayaa...
S/Guud Bashiir Goobe oo magacaabay Talyaha NISA ee G.Banaadir
Agaasimaha hay’adda NISA, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Goobe ee uu dhowaan magacaabay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa wareegto ayaa magacaabay agaasimaua Cusub ee Nabad sugida...
Wasiir Dubbe oo kulan muhiim ah laqaatay wafdi ka socda UNHCR.
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay’addaha xaquutiga aduunka UNHCR.
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda...
Maxay kawada had leen Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka dalka Sweden ?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacoowday Soomaaliya...
Maxkamad xukun ku riday rag magaca Shabaab dad ku dhacayay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday laba rag ah oo lagu soo eedeyay in ay shacabka ku dhacayeen iyaga oo sheeganaya Al-Shabaab.
Maxamed...
Madaxda DF oo looga digay gacan ka hadal ka dhasha khilaafka taagan
Warbxin cusub oo ay soo saartay hay’adda caalamiga ah ee xasarada caalamka ee magaceeda loo soo gaabsho ICG oo ay ciwaan uga dhigtay madaxda...


















